Product categories

Casharka Goobta

Ku soo Dhawaada Casharka Goobta

Waa Barta aad ka baran karto sida aad u isticmaali karto Goobta, iyo Qaabka ay Goobtu u Shaqeyso.

Goobtu waa Barka ay Wax ku Soo Bandhigi karaan Ganacsatda Waaweyn iyo Kuwa yar yarba., Waana Labo Qaab

1- GANACSIGA GOOBTA

Waa Qaabka Koowaad, ahna Halka Ganacsatda leh Goob Gacansi oo u furan, waxa ay Ganacsigoodaas ku soo Bandhigi karaan GOOBTA , iyaga oo Goobta ka Furanaaya Goob u Gaar ah, kuna soo bandhigi karaan waxa ay Iibinayaa wax yar iyo wax Badanba

Booqo Ganacsiaga Goobta , Riix Halka

Booqo Barta Barta Loo yaqaan “Goobteyda” oo Ganacsaduhu Gaarka u Yeelan karo

2- IIBIYAHA GOOBTA

Waa Qeybta Labaad ee ay Wax Ku Soo Badhigi karaan, Ganacsatada aan Laheyn Goob Ganacsi oo u Furan, balse waxa Ku Iibiya Guryaha, ama Online ka.

Qeytbaan Iibiyaha Goobta waxay wax ku soo Bandhigi Karaan si Bilaash ah LACAG L”AAN ah, Balse ma heli doonaan Goobta Loo yaqaan “GOOBTEYA ” ahna Goob u Gaar ah Ganacsatada Goobta

Booqo IBarta IBIYAHA GOOBTA